Wax ka ogow Taariikhda Agaasimihii Xukunka ku riday Maxkamada Ciidamada (Sawirro)

Nuur Cali Axmad Mahad Alle waxa uu ahaa Agaasime ku xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Gobolka Banaadir 6- Bilood ka hor markii uu dhacay Qaraxii lagu dilay Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Aun Eng.Yariisow ayaa waxaa Laamaha Amaanka ay ka soo qabteen Xarunta Gobolka xili uu ku guda jiray howl maalmeedkiisa shaqo ee caadiga ahaa. Agaasime Nuur Cali … Continue reading Wax ka ogow Taariikhda Agaasimihii Xukunka ku riday Maxkamada Ciidamada (Sawirro)